Abaalmarino la guddoonsiyay ardeyda dhigata madarasada Al Aqsa ee Magaalada Wajaale.

0
77

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Wajaalle ee Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad lagu abaal marinayey arday kaalmaha hore kagalay imtixaanka sanad dugsiyeedka 2022-2023 ee madarasada Al Aqsa

Munaasabada ayaa waxa ka qeybgalay maamulka Madarasada , Macalimiin , Waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxaaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.