Nin lagu helay dambi ku saabsan ka ganacsiga maandooriyaha oo xukun lagu riday Jowhar.

0
142

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maxkamadda Degmda Jowhar ayaa Xukun hal sano ku riday Nuur Cali Jilicoow oo lagu eedeyay ka ganacsiga Waxyaabaha Maanka dooriya oo loo yaaqaano Xashiishka.

Goobta uu ka dhaacay xukunka Maxkamada ayaa waxaa goob joog ka ahaa garsooraha Degamada Jowhar, Xeer ilaaliyaha Maxkamad Degamada Jowhar iyo qaar kamid ah saraakiisha Maxkamada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.