Dhismo cusub oo lagu kordhiyey xarunta keydka daawooyinka Somaliland oo xariga laga jaray.

0
78

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka maamulka Soomaaliland ayaa xadhiga ka jaray dhismayaal cusub oo lagu soo kordhiyey xarunta keydka daawooyinka ee maamulkaasi.

Munaasabada daah furka waxaa kasoo qeybgalay mas’uuliyiin kasocotay Dowlada Hoose Ee Magaalada Hargeeysa, Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka SLN iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.