Tababar ku saabsan tacadiyada iyo Xaquuqda caruurta oo lagu qabtay Deegaanka Bali-gubadle.

0
79

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Shaqo Galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland oo kaashaneysa Hay’adda UNICEF ayaa tababar ku saabsan xuquuqda caruurta ka daahfurtey magalaada Balli- gubadle.

Tababarkaan ayaa waxa ka qeyb galay sodon xubnood oo kasocday xaafadaha kala duwan ee Magaalada Balli-gubadle kaasi lagu bari doono ilaalinta iyo daryeelka Caruurta.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.