Hormuud Salaam oo hal malyan oo dollar ugu deeqday dadka ay sameeyeen fatahaaddaha ku dhuftay dalka.

0
100

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hormuud Salaam Foundation ayaa $1,000,000 (Hal Malyan oo dollar) ugu deeqday dadka ay saameeyeen Fatahaadaha ku dhuftay gobolada dalka .

Deeqdan ayaa loogu tala galay in la gaarsiiyo dadka danta yar ee dhibaateeysan kuwaasi oo xiligan wajahaya xaalad nolol xumo.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin