Qalab loogu talagalay in lagu karsado Cuntada oo lagu soo Badhigayay Burco.

0
72

Baladweyne (Radio Beerlula)-Cabdi casiis Maxamuud Goox oo kamid ah dhallinyarada ku nool magaalada Burco ayaa soo bandhigay qalab loogu tala galay in raashiinka lagu karsado.

Qalabkan ayaa ka kooban caagado lagu shubay shidaal iyo biyo kuwaasi oo lagu rakibay tubo dhalisa dabka iyadoo loo kaa shanayo hawo meel lagu keeydiyay si looga fogaado ineey waxyeelo timaado.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.