Shir ku saabsan wadatashiga Sharci u sameeynta da’yarta oo ka furmay Muqdisho

0
71

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Xasan Macallim Maxamuud ayaa magaalada muqdisho ka furay shirka wadatashiga sharci u samayanta da’yarta Somaaliyeed.

waxa ka qeyb galag furitaanka shirka mas’uuliyiin katirsan wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS iyo qaar kamid shaqaalaha wasaarada cadaalada iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.