Beeraleyda Baydhabo oo la gaarsiiyay deeq Abuur ah

0
70

Baladweyne (Radio Beerlula)-Shirkada abuurka Beeraha ee CSET ayaa deeq abuur ah gaarsiisay Beeralayda ku nool magaalada Baydhabo iyo tuulooyin Hoos yimaada.

Deeqdaan ayaa ka koobneed Masago iyo agab kale ee loo isticmaalo in lagu soo saaro dalaga.

Warkan waxaa inoo haya  Bilaal Daahir Waaneey