63 ruux oo ku geeriyootay fatahaadda iyo daadad ku dhuftay Jubbaland

0
132

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlayay kalfadhiga 5 aad ee Baarlamaanka Jubbaland ayaa faahfaahin ka bixiyay fatahaadaha iyo daadadka ka jira deegaanada Maamulkaasi kuwaasi saamaynta xoogan geystay.

Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in fatahaadaha iyo daadadka ay saameyeen inka badan 1,157292 ruux iyadoo ay ku geeriyoodeen 63 qof.

Warkan waxaa inoo haya  Cabduqaadir Cumar Ibrahim