Dhalinyaro fursado shaqo ka helay deegannada loo barakacay ee duleedka Baladweyne.

0
75

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Axmed Muxumed Xuseen waa mid kamid ah dhalinyarada Baladweyne waxa uuna fursad shaqo ka abuurtay xaafada Ceeljaale ee Baladweyne halkaasoo ah xaafada ay ubarakaceen shacabka.

Axmed ayaa furtay xarun uu ku ciladbixiyo taleefanada isaga oo si maalinle ah usoo saarta nolosha qooyskiisa.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.