Adeegyo Caafimaad oo bilaash oo laga sameeyay Dugsiga Sheekh saayid ee Magaaladda Burco.

0
73

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Khadiija Foundation oo kaashaneeysa Jaamacada Burco ayaa Adeegyo Caafimaad oo bilaash u sameeyay caruurta ku nool dugsiga agoomaha ee Shekh Saayid ee Magaalada Burco.

Adeegyadaan Caafimaad ayaa waxa ay isugu jireen Baaritaano caafimaad iyo qorista dawooyiinka loogu talagalay bukaanada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir  Waaneey.