Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay Degmada Guriceel.

0
68

Baladweyne (Radio Beerlula)-Doowlada Hoose degamada Guriceel oo gacan ka heleysa bulshada qeeybaheeda kala duwan ayaa olole nadaafadeed ka bilaawday xaafadaha ay ka koobantahay degmada.

Ololaahan ayaa intii uu socday  waxaa qashin badan looga saaray qeybo kamid ah xaafadaha.

Warkan waxaa inoo hayaCumar Yuuusuf Aadan.