In ka badan 1500 oo kutub oo la dayactiray oo loo qaybiyay bulshada Magaalada Burco.

0
56

Baladweyne (Radio Beerlula)-Mu’asasada dayac tirka Kutubta Qur’aanka kariimka magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa uqaybisay bulshada kunool magaalada 1500 oo kitaab oo ay dayactirtay Mu’asasada

waxa ka qeyb galay munaasabada lagu qeybinayey kubta qur’aanka maamulka Mu’asasada iyo mas’uuliyiin katirsan wasaarada diinta iyo owqaafta somaliland

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.