Dhisme cusub oo lagu kordhinayo wasaaradda Warfaahinta Somaliland oo la dhagax dhigay.

0
66

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Soomaliland ayaa dhagaxdhigay dhismayaal lagu kordhinaayo wasaarada warfaaginta.

mashruuc lagu balaarinayo wasaarada warfaafinta ayaa waxaa iska kaashanayo wasaarada warfaafinta iyo qaar kamid ah shirkadaha dhismaha ee Soomaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.