Mid kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo ka digay cudurada biyaha ku haray wadooyinka.

0
102

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dr Aadan Yuusuf Xuseen oo kamid ah bahda caafimaadka ee Baladweyne oo u waramay Radio Beerlula ayaa ugu baaqay bulshada ka barakacay fatahaadda wabiga shabelle ineey ka digtoonaadaan cudurada ka dhala kara biyaha ku haray magaalada .

Cudurada ka dhala kara xiligan biyaha ayaa waxa kamid ah maalariyada,shuban biyoodka xanuunada ku dhac maqaarka iyo kaduudiyaha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.