Ceelbiyood laga hirgaliyey degmada Balcad oo xariga laga jaray.

0
69

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xildhibaan Xasan Maxamed Xaaji oo ka tirsan Barlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa Degamada Balacad ka hirgaliyey ceelbiyood.

Madasha lagu daahfurayey Ceelbiyoodka ayaa waxa kasoo qeyb kalay mas’uuliyiin Katirsan Degmada Balcad , Culumo u diin iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.