Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray Dhismaha Xarunta Maamulka Degmada Kaaraan oo dib-u-dhis balaaran lagu sameyay.
Munaasabadda xarig jarka waxa ka qeyb galay Guddoomiyaha Degmada Kaaraan Abshir Maxamed (Abshir Kaaraan) Wasiiro, Xildhibaano, iyo mas’uuliyiin kale
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.`