Mid kamid ah Culimada Baladweyne oo ku baaqay in la caawiyo dadka ay saameeyeen fatahaada.

0
63

Baladweyne (Radio Beerlula)-Sheekh Cumar Saalax Madoobe oo kamid ah culimada Magaalada Baladweyne ayaa ku baaqay in la caawiyo shacabka ay saameysay fatahaada Baladweyne.

Waxa uu sheegay in xiligan dadku wajayahaan daruufo ubaahan in leeyskugu gargaaro.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.