Tababar ku saabsan isku-xirka ganacsatada iyo Beerlayda oo lagu qabtay Degmada Balcad.

0
74

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Balcad ayaa lagu qabtay tababarka ku saabsan iskuxirka ganacsatada yaryar iyo beeraleyda magaalada

tababarkan oo socon doona mudo 5 maalin ah ayaa waxa soo qaban qaabiyey Wasaarada xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa hirshabelle waxaana kaqeyb galay beeraleyda degmada Balcad.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.