Wadooyin Gaalkacyo oo lagu bilaaabay dayactir

0
62

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka magaalada Galkacyo ayaa dayactir ku bilaabay wadooyinkii uu burburiyay Roobabkii ka Da’ay Magaaladaasi kaasi oo saameyn xoogan reebay.

Wadooyinka ayaa lagu bilaabay caro meelaha godka ah si aanay uga dhalan shilal gaadiid dadkana ugu dhiibaatoonin.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.