Deegaanka Gubadley oo laga hergeliyay suuq casri ah

0
93

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa xarigga ka jaray suuq casri ah oo laga hir-geliyay deegaanka Gubaley, kaasi oo qeyb ka ah Mashaariicda horumarineed ee kaabayaasha Ganacsiga iyo Dhaqaalaha.

Munaasabada waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Deegaanka Gubadley Mudane Cabdullaahi Nuur kaalibeey Agaasimaha Guud ee waaxda Qorsheynta Maamulka Gobolka Banaadir, Odayaal, Waxgarad iyo qeybaha kala gedeisan ee Bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin