Wasaaradda waxbarashadda Hirshabeelle oo degmooyinka Maxaas iyo Moqokori ka daah furtay mashruuca bar ama baro

0
106

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Hirshabeele Maxamed Maxamuud Cabdule ayaa degmooyinka Maxaas iyo Moqokori ka daahfuray Barnamijka Bar ama Baro.

Barnaamijkan ayaa looga goleeyahay in looga gudbo jahliga lana waayo qof aan wax qori karin aqrina karin.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan