Qalab loo adeegsado dabdamiska oo lagu wareejiyay maamulka Gobalka Banaadir.

0
80

Baladwayne (Radio Beerlula )-Waaxda Gurmadka Degdega ee Gobolka Banaadir ayaa Qalab dab damis kala wareegtay Cutubka Taakuleynta Ciidamada Talyaaniga.

Madasha lagu wareejinayey qalabka waxaa goob joog ahaa agaasimaha gurmadka deg-dega Gobalka Baanadir Cabdiqani Maxamed taliyaha hogaanka ciidanka damdemiska soomaaliya iyo mas’uuliyiin katirsan ciidanka Talyaaniga.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.