Isbitaalka Hilaal ee Baladweyne oo bilaabay indho fiiqis lacag la’aan ah.

0
91

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Isbitaalka Hilaal oo ku yaalla magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa bilaabay diiwaan gelinta dadka doonaya ineey ka faa-ideeystaan qaliin indhofiiqis lacag la aan ah oo loogu tala galay dadka danta yar .

Qaaliinkan ayaa waxaa loogu tala galay 300 ruuux waxaana fuli doona Dr Shiine oo kaashanaya maamulka isbitaalka Hilaal.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.