Xarun loogu talagalay xalinta Khilaafaadka bulshada oo laga daahfuray Degmada Baraawe.

0
88

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaaradda Cadaaladda maamulka KGS Ibraahim Aadan Cali ayaa xariga ka jaray, Xarun cusub oo ay ku shaqeyn doonaan Gudiga Xalinta Qilaafaadta Bulshada ee Degmada Baraawe.

Munaasabada xarig jarka waxa goob joogka ahaa maamulka degmada Baraawe xilibaan golaha deegaanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.