Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta maamulka soomalind maxamed xaaji Aadan ayaa kulan la qaatay daneenayaasha iyo madaxda dalladaha Madarasadaha Qur’aanka Kariimka ah ee magaalada Hargeysa
Kulanka ayaa wax lagu hadalaayay Habka iyo Hanaanka ugu wanaagsan ee loo baran karo Quraanka Kariimka .
Warkan waxaa inoo haya sacdiya Maxamed Maxamuud.