Maamulka gobolka Hiiraan oo lagu wareejiyay deeq kala duwan

0
121

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdulahi Axmed Maalin ayaa Ciidamada ATMIS kala wareegay deeq kala duwan oo loogu tala galay dadka ay saameysay fatahaadda wabiga Shabeelle ee Baladweyne

Deeqdan oo ay ku deeqday dawladda Talyaaniga ayaa ka koobnayd Sonkor, Bariis, Saliid, Digir, Bur, Baaldi, Maro kaneeco, Baco iyo Bustayaal.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin