Ceel laga hirgeliyay degmada Mandheera ee Soomaliland.

0
59

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay,ada Alraxma ayaa degmada Mandheera ee Soomaliland ka hirgelisay Ceelbiyood loogu talagalay in ay biyaha ka cabaan dadka danyar ah ee ku nool deeganada Hoosyimaado.

Munaasada dhagaxdhiga ceelbiyoodka ayaa waxaa goobjoog ahaa masuuliyiinta ka tirsan wasaarada biyaha Soomaliland maamulka degmada mandheera iyo waxgarad.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.