Arday baratay Quran kariimka oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

0
157

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen Arday dhameysatay qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxay Markiska Macaad Bin Jabal

munaasabada ayaa waxa ka qayb galay maamulka Markisa , macalimiin waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi