Dhalinyarada ku shaqeysata gaari dameerada ee Baladweyne oo helay fursad shaqo cusub.

0
69

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhallinyarada oo shaqaysata gaari dameerada ee Magaalada Baladweyne ayaa fursado shaqo abuur cusub ka helay hakinta gaadiidka gaar ahaan mooto bajaajta.

Dhallinyaradaan oo ku shaqaysata gaari Dameerada ayaa mari kara Wadooyiinka aysan isticmaali karin gaadiidka qaar.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir waaneey