Haween fursado ganacsi ka helay deegaanka Ceel jaale ee duleedka Baladweyne.

0
66

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Haweenkan ayaa iskugu jira kuwa markii hore ganacsiyo yaryar ku lahaa magaalada Baladweyne ka hor inta aysan ka barakicin fatahaada webiga Shabeelle kuwaasoo sii watay ganacsigooda, halka kuwa kalana fursado ganacsi oo cusub ay sameysteen, deegaanka ceeljaale iyadoo ganacsiyadan ay sameysteen ay ka mareeyaan nolosha reerkooda.

Haweenkaan ayaa wax ay iibiyaan dharka qudaarta iyo shaaha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.