Xarumaha Caafimaadka Baladweyne oo xirnaa muddo bil ah oo dib loo furay.

0
67

Baladweyne (Radio Beerlula)- Waxaa dib u shaqo bilaabay xarumaha cafimaadka ee magalada baladweyne oo mudooyinkii dambe u xirnaa sameynta fatahadii ku dhuftay magalada baladweyne

Xarumaha cafimaadka qaar ayaa ku shaqeyn jiray deeganka ceeljale ee duleedja magalada baladweyne

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.