Shirka wadatashiga ee arrimaha waxbarashada oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
65

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Daahfurey Shirka Wadatashiga Arimaha Waxbarashada Dalka.
Wasiirka Waxbarashada XFS, Wasiiradda Waxbarashada Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Marti sharaf kale ayaa Goobjoog ahaa Munaasabada Daahfurka Shirka.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabduqaadir ayaa Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed iyo madaxda dalka ka codsaday iney ka wada shaqeyaan hormarka waxbarashada

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.