Deeq daawo ah oo ka timid SODMA oo lagu wareejiyay maamulka Isbitaalka deegaanka Janaale.

0
72

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha deegaanka Janaale ee gobolka shabeelaha hoose ayaa maamulka isbitaalka deegaanka ku wareejiyay deeq daawo ah.

Gurmadkan daawada ah ayaa ka yimid hay,ada maareenta masiibooyinka qaranka ee Sodma.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.