Garoon cusub oo loogu talo galay horumarinta kubadda cagta oo laga hirgeliyay Kismaayo.

0
53

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa laga daahfuray garoon cowska macmal ka ah kaasoo dhaliinyarada ku ciyaari doonaan kubada cagta.

Munaasabada lagu daahfurayay garoonkan cusub ayaa waxaa goobjoog ahaa ganacsato masuuliyinta sportska Kismaayo iyo dhalinyaro.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.