Wado muhiim oo laga dhagax dhigay Hargeysa

0
54

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta maamulka Soomaliland cali maxamed xasan oo ay weheliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta siciid xasan ayaa Dhagax-dhigay wado laami oo kor loogu qaadayo Bilicda iyo quruxda Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Soomaliland.

Munaasbadda dhagax dhiga wadad wax kasoo qayb galay Wasiiro katirsan maamulka Soomaliland masuuliyiinta kasocoday Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta iyo qaybaha kale duwan ee Bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed maxamuud.