Xarun caafimaad oo laga hirgiliyay magaalada Baligubadle

0
153

Baladwayne ( Radio Beerlula )-magaalada Balligubadle ayaa laga hir gali xarun cafimaad oo loogu adeegi doono bulshada magalada Balligubadle ee xarunta gobolka hoowd

xaruntaan caafimaad ayaa waxaa hirgaliyay Dr Cabdi Casiis oo ka mid ah dadka ka soo jeedo magalada Balligubadle taas oo aan horay ugu jirin xarun caafimaad

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen