Sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo Cabitaanada Suuqyada Magaalada Baladweyne.

0
85

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Waxa sare u kac laga dareemaya Qiimaha la iibiyo nuucyada kala duwan ee Cabitaanada suuqyada Magaalad Baladweyne.

Sare u kacaan ku yimid cabitaanada sida U fresh moya saxada Sprite iyo Mangada ayaa waxaa sababay kadib markii ay xirantay wada laamiga taasi oo xiriirisa ganacsiga Baladweyne Islmarkaana ay burburisay fatahaada Wabiga Shabeele.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.