Olole Nadaafadeed oo laga Sameeyay Magaalada Dhahar.

0
68

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dowlada Hoose ee Degmada Dhahar Ee Gobolka Sanaag oo kaashanaayo Shacabka Magaalada ayaa Olol Nadaafadeed ka sameeyay Magaaladaasi.

Ujeedka ololahaan nadafadeed ayaa ah sidii loo soo celin lahaa bilicad iyo quruxda magaalada dhahar ee Gobalka sanaag.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.