Mashruuca taakuleeynta kaluumeeysatada oo laga daahfuray Magaalada Berbera.

0
92

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Berbera ayaa laga daahfuray mashruuca taakuleynya kaluumeysatada Soomaliland.

Madasha lagu daahfurayay mashruucaan ayaa waxaa goobjoog ah Agaasimaha guud ee wasaaradda kalluumaysiga iyo harumarinta xeebaha maamulka magaalada Barbera iyo xubno kamid ah kaluumeysatada Barbera.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.