Qoysas danyar ah oo deeq raashin ah loogu qeeybiyay Afgooye

0
64

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Qoysaskii ay sameysay fatahadii dhowaan ku dhuftay Magaalada Afgooye ee gobolka shabellaha dhexe ayaa waxaa deeq raashiin ah gaarsiiyay walalo ku kala nool dalka iyo dibaadisa.

Deeqdan ayaa ka koobneed rashiinka noocyadiisa kala duwan Bur , Bariis , Sokor iyo Saliid.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.