Aqoon Kororsi Ku Saabsan Xuquuqal Insaanka oo laga furay magaalada Bali-gubadle

0
53

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay,aada Asal Ayaa magaalada Bali-gubadle ee xarunta gobalka Hawd ka daah furtay Aqoon Kororsi Ku Saabsan Xuquuqal Insaanka Iyo Ka Hortaga Tacadiyada Aadanaha.

Daahfurka aqoon karoorsigaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas,uuliyiin kasocotay Hay,adda asal , maamulka degmada Bali-gubadle , iyo qaar kamid ah holw wadeenadaa dowladaa hoose magaalada Bali-gubadle.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey