Sanad guurada 80-aad ee aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho laga xusay

0
58

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda sanad guurada 80-aad ee aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Saraakiisha ciidamada qeybahooda kala duwan ,xildhibaano,wasiiro iyo masuuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin