Wacyigelin nabadeed oo laga bilaabay gobolka Togdher

0
106

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Guddida nabad galyada Gobolka Togdheer oo ay weheliyaan Salaadiin, Cuqaal iyo Ganacsato ayaa wacyogalin Nabadeed ka bilaabay Deegaana kamid ah gobalka togdheer oo dirir ku dhexe martay labo beelo oo walaalo ah .

Deegaanada wacyo galinta laga sameeyay ayaa wax kamid ah Deegaanka bali samatar cali saahid qabari gorod iyo Deegaano kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.