Geedaha dhirta ee Baladweyne oo sameyn kala kulmay fatahaadii Webiga shabeelle.

0
63

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Fatahadii dhowaan ku dhuftay magalada Baladweyne ayaa sameyn ku yeltay dhirta  magaalada Baladweyne.

Geedaha ku yaalo hareeraha wadada magaalada Baladweyne ayaa waxaa ku dhacay nabad guur kaga yimid fatahadii dhowaan ka dhacaday magaalada Baladweyne.

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.