Nidaamka tiknolojiyadda danabeynta xogta guddiga madaxa banaan we dastuurka oo laga daah furay Muqdisho.

0
55

Baladwayne ( Radio Beerlula |)-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa daahfuray Nidaamka Teknoolajiyada Danabeynta Xogta Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka.

Nidaamkan ayaa ka kooban Barnaamijyada Danabeysan ee Wacyigelinta iyo Latashiyada Dadweynaha ee Dastuurka, Nidaamka Maareynta Xogta iyo Nidaamka Maareynta Xogta Shaqaalaha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.