Guryo loo dhisayo dadka barakacayasha oo laga dhagax dhigay magaalada Ceynaba.

0
48

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha maamulka Soomaliland ayaa Magaalada Caynaba ka Dhagax-dhigay guryo loo dhisayo Dadka danyarta ah ee ku nool kaamamka magaaladaasi.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Magaalada Caynaba , Gudoomiyaha Hay,adda qaxootiga maamulka Soomaliland , iyo qaar kamid barakacyaasha degmadaasi.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.