Dayactirka lagu wado wadada laamiga ee Baladweyne oo maraya heer gabo gabo ah.

0
52

Baladwayne ( Radio Beerlula |)-Waxaa heergab gabo ah maraya dhismaha wadad isku xirto degaanka celjale iyo gudaha magalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

Dhismaha wadad  oo ay iska kashanayaan gudiga ganacsatada gobolka hiiraan iyo mamulka gobolka hiiraan ayaa waxaa sameyn u geystay fatahadii dhowaan ku dhuftay magalada baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.