Tababar ku saabsan ahmiyada ay leedahay kuliyada waxbarshada iyo sida loo maamul goobaha waxbarshada oo lagu qabtay Hargeysa.

0
192

Baladwayne ( Radio Beerlula |)-Jaamacadda Hargeysa ayaa tababar u furtay qaar ka mid ah macalimiinta iyo maamulayaasha dugsiyada hoose dhexe iyo sare ee magaalada Hargeysa ee Soomaalind tabarkaan ayaa wax lagu baran doonaa ahmiyada ay leedahay kuliyada waxbarshada iyo sida loo maamul goobaha waxbarshada.

Furitaanka Tababrka ayaa wax kasoo qayb galay wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarshada iyo sayniska iyo madax ka socoday jaamcada Hargeysa iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.