Qoysas danyar ah oo deeq raashin ah loogu qeybiyay deegannada Wisil iyo Bajeele ee gobolka Mudug.

0
67

Baladwayne ( Radio Beerlula |)-IHay’adda Tadaamun ayaa deeq Raashin ah u qeybisey kun iyo boqol qoys oo ku nool magaalooyinka Bajeele iyo Wisil ee gobolka Mudug taasi oo ka timid Hay’adda boqor Salmaan.

Munaasabada deeq bixinta ayaa waxaa kasoo qeybgalay mas,uuliyiin kasocotay Hay’adda Tadaamun , maamulka gobalka Mudug iyo qoysaska deeqda loo qaybinayay.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.